Ciidamada Ethopia ee ku sugan duleenka Baladweyne oo ku hanjabay in ay Magaalada Baladweyne Burburin doonaan 05 Jul 2008
wararka naga soo gaaraya Magaalada Balad weyne ayaa sheegaya in ciidamada Dowlada Ethopia oo xarunta Ciidan ku leh Deegaanka Janta Kundisho ay ku Hanjabeen in ay Magaalada Baladweyne weerar aan waxba aysan reeban ku soo qaadi doonaan hadii ayay yiraahdeen aan loo ogolaan in Biyaha ay ka dhaansadaan Magaalada.
...
jaaliyada soomaliyeed oo gobolka westren cape oo raja wanaagsan ka muujiyay xaalada soomalida ku nool wadanka koofur africa. 02 Jul 2008
Ka dib shir jaraa,id ay ku qabteen xafiiskooda mus,uuliyiinta jaaliyada soomaliyeed ee westren cape aya ka warbixiyay muddo lix bilood ka dib xaalada ay ku sugan yihiin qaxootiga Soomaliyeed ee ku sugan dalka koofur africa ayagoo sheegay in ay rajo weyn ka qabaan in xilligan ay soo hagaageeso xaalada soomalidii dhibaatada loogu gaystay wadanka koofur africa ...