باب: قَوْلِ النَّبِيِّ - صلى الله عليه وسلم -: الدِّينُ النَّصِيحَةJariir Binu Cabdullaahi Al-Bajali Allaah haka raali    14 Jun 2007
باب: قِيَامُ لَيْلَةِ الْقَدْرِ مِنَ الإِيمَان    13 May 2007
عَنْ أَبي مَسْعودٍ رَضِيَ اللهُ عَنْهُ، عَنِ النَّبِيِّ صلى الله عليه وسلم    07 May 2007
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
GOBOLADA.COM
Allpuntland.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
www.banadir-city.com
bishaaro.com
cadaado.com
cadaado.net
ceeldibir.com
Dayniile
dalkanews
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
huriwaa.com
hobyo-one
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Radio SBC
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
soomaalinews
Somalinews
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Wayaha.com
WardheerNews
Ufurow.com
Benadir Islam
Qaamuus.net
Xornimo
Addacwah.com
Halgan.net
Aflax.net
Altaqwaa.com
Boqolsoon
Khalid Mosque
Islamonline
Learn about Islam
Hanuun
Risaala
Quran
Waano.net
Masjid Abubakar
((GABAY)) KACDOONKA SHACABKA MUQDISHO ((DHAGAYSO

Maamulka Gedo oo ka murugsan dagaalada ka socda tuulooyinka Xaabiyaal, iyo cali askari    14 Apr 2007
Posted to the Web 14 Apr 07, 15:19


Maamulka iyo odayaal dhaqameedyada, waxgaradka ku dhaqan iyo siyaasiinta gobolka Gedo ayaa Markii ugu horaysay walaac iyo qayladhaan kamuujyey xaaladaha dagaalada maalintii 4-aad ka soconaya meelo ka mid ah tuulooyinka gurbaan Cali Askari Xaabiyaal iyo oo katirsan degmada diinsoor ee gobolka Bay.


 


Iska horimaadyadaan oo lagu hoobtay ayaa lagu soo warbixinayaa inay ku soo fideen agagaaraha tuulada gaballa oo qiyaastii 25 KLm dhinaca waqooyi kaga beegan degmada Baardheere.


 


In ka badan todobo boqol oo qoys ayaa lagu soo waramayaa inay isaga soo baxeen  guryahooda kadib markii dab la qabad siiyey goobihii ay deganaayeen.


 


Gudoomiyeha Maamulka gobolka Gedo Aadan Ibraahim awxirsi ayaa  sheegay in markaasi ay sameynayaan dadaalo ku aadan sidii loo hakin lahaa colaadahaan si markaasi aysan ugu sii fidin goobaha kale ee degmooyinka.gobolka.


 


Dagaaladaan oo bilowday 10 kii bishaan April ayaa la rumaysan yahay inay ku naf waayeen ugu yaraan dad gaaray ilaa 20 ruux halka ay ku dhaawacmeen dad gaarayo ilaa 50 ruux in ka badan.


 


Dagaalkaan  oo u dhaxeeya beelaha ujuuraan iyo galadlle oo howdwadaag ah ayaa salka ku haaya muran iyo aanooyin dhinaca qabiilka ah.


 


Beelahaan ayaa horay isaga dilay ilaa 5 ruux horaantii bishii aan soo dhaafnay kadib markii ay ku mur meen dhinaca daaqa.


 


Axmed Sh. Cabdi “axmed wali”


wararka@cadaado.com





WARAR DHACDOOYIN HORE KA AQRISO LINKSKA HOOSE

Maxaa asbuucaan oo kale somalia ka dhacay sanadkii 2008 ?

Maxaa asbuucaan oo kale somalia ka dhacay 2007 ?


DAAWO TV LIVE AH WARAR IYO TAARIIKH IYO HEESO IYO BARNAAMIJYO DIINI AH
DAAWO SAWIRADII UGUDANBEEYAY CADAADO.COM ASMARA IYO MUQDISHO
Madaxweynaha maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa la kulmay jaaliyadda Ximan iyo Xeeb ee dalka Koonfur Afrika   03 May 2010
Gudoomiyaha Degmada Hodan Dowladda KMG ee Soomaaliya oo ku baaqay in la gar gaaro dadka tirada yar ee ku haray Degmada Hodan.   03 May 2010



Xaalada Magaalada Muqdisho oo daggan kadib iska hor’imaad xalay ka dhacay & Ciidamada Ahlu-Sunna oo wada Howlgallo ka dhan ah Indhashareerka.    09 May 2010
Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo howlo qabuuro bur burin ah ka sameeyey Deegaanka Dhoobleey.    08 May 2010
Ururka Xisbul Islaam ee Deegaanka Lafoole oo faah faahin ka bixiyay Dagaalkii Maanta dhaxmartay Ciidamadooda iyo Ciidamada Ilaalada Isbitaalka Xaawo Cabdi.    05 May 2010
Mid ka mid ah dadkii ku dhaawacmay qarax ka dhcay Masjid ku yaala Kismaayo oo Maanta u geeriyooday dhaawicii kasoo gaaray Qaraxaasi.    05 May 2010
Dowladda KMG oo sheegay in hay’adda WFP ay kula heshiiyeen in ay howleheedii shaqo dib uga howl bilowdo Gobolka Banaadir.    05 May 2010
Dowladda Soomaaliya oo dilalkii ugu dambeeyey iyo qaraxyadii ka dhacay Puntland ku eedeeyey xoogaga kasoo horjeeda.    05 May 2010
Xuuraan: Ximan iyo Xeeb iyo Hogaankeeda    05 May 2010
Dagaal khasaaro geystay una dhexeeya Ciidamada ammaanka Isbitaalka Xaawo cabdi iyo kuwa Xisbul Islaam oo Maanta ka dhacay Deegaankaasi.    05 May 2010
Howlgallo lagu baadi goobayo dadkii ka dambeeyey dilalkii ka dhacay Magaalada Boosaaso oo ay saaka wadaan Ciimada ammaanka Puntland.    05 May 2010
Wabiga Shabelle oo fatahaad Khasaaro geysatay ka sameeyey dhul beereedyo badan oo ku yaala Deegaanka Awdheegle ee gobolka Sh/Hoose.    05 May 2010


DHAGAYSO RIIX


GU,MAMULKA XIMAN IYO XEEB DHAGAYSO RIIX

Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna ee gobolada dhexe oo sheegay in aysan awood u adeegsan doonin meel marinta go’aanka lagu mamnuucay Indha Shareerka.
WARBIXIN KU SAABSAN XAALADA NOLOLEED EE DEGMOOYINKA IYO TUULOOYINKA HOOS YIMAADA MAAMULKA XIMAN IYO XEEB
©  Cadaado.com    .   webmaster@cadaado.com    .  WARBAAHIN MADAXBANAAN OO DADKA U DHAXAYSA   .