HALKAN ILA EEG HALKA NALAKA HAYO
Maqaalkan jacburkaa dhinacyo badan oo siyaasadda Soomaaliya ayaan ku eegaya, halkaan ka bilaabay oo ah halka nalaka hayo, waxaan aaminsanahay siyaasadda ...
GAR NAQSI maqaal
Markaan arkay in qalinmaal badan, rijaalu saban(siyaasiyinta xilligan) iyo doodaha shacabkuba ay xaaladda shirka Jabuuti soo kordhiyay ay xalka arrinta meel aysan ahayn ka raadinayan ayaan goostay inaan qormadan gar naqsi mowjadaha socda ku daro....
KARFANTII SIYAASIGA IYO KADEEDKA SHACABKA
Aden Cabdulle Cusmaan madaxwaynihii u horeeyay ee Soomaaliya ayaa markii Cabdirishid Cali Sharmaake cod barlaman oo laaluush lagu bixiyay uga adkaadey ayaa waxuu yiri’ wiil yahow wixii lagugu doortaa lagugu dilayaa’ maalmo taariikhdu ma soo wareegin markii mid ka mid ah ciidankiisi uu dilay, laba geeri baa isagu darsantay mid waa tii xaqa ahayd midna waa kaarkiisi siyaaso ee u danbeeyay...
RUNA HA SHEEGIN BEENA HA SHEEGIN WAXAAD SHEEGTANA HA WAAYIN
Halganka tujaarul xarbigii wax kasta ka ganacsan jiray iib gayntiisa ay ka maageen, halganka siyaasi hore iyo mid danbaba inuu sarifo ka xishooday, halganka qof waliba dhinac ka duleediskiisa ALLE dartii ugu samray raga u soo shaqo tagay waxay ...
GUUXA SIYAASADDA (Afar qodob ayaan halka wax marayan ku soo koobi :-
Soomaaliddu waxay ku mahmaahda’ xabaal iyo ninkeed loo kala tag’ hadda raga Asmara ka tirsan ee Jabuuti jooga C/laahiyan hotel uga cararnay, siminaar diidnay oo dib uga qayb galnay, safiirka Itoobiya Jabuuti u joogan shirka halaga saaro niri
...
YAA WAX LALA QAYBSADAA (WQ, Caana Geel))
Anqaastii qalashaan dib u cabeeyay, hal abuurkaygii irmaan gaagaxay baa maaxdiisi bilaabatay , sadaradaan dhig dhigi jiraan dib boorka uga jafay, Hadraawi baa laga hayaa markay dani meeday tiri waydiiyey nin meel ka dayey, awal waxaan is lahaa ...
HELLO SHEEKH SHARIF HAL MA KU IRAAHDA(Aqri jawaabaha aqristayaasha
Dhihi mayo sidii C/laahi Fiidow Cali Gar leh Caydiidna gar leh, waxaan leeyahay arrinta la isku hayo asalkeeda waxuu ka yimid shirkii aad adiga iyo Shariif Nayroobi ku soo gasheen hadana aad qarsateen, abwaanadda reer Cadale ee shiribka ...
CEEBEEY TACAAL AANADII NAGEEYE
Ummad waliba waxay hoodo iyo ayaan ku leedahay dhaqan suubban iyo akhlaaq aan dabciga dad ahaaneed guud marayn. Dadkuna waxay jecel yihiin in ay marka ay dhaqan kooda iyo diintoodu ay meel wada kulmiso in ay u xagliyaan diinta ay ...
XISAABXIRKA SIYAASADDA SOOMAALIYA XILIGAN KALA GUURKA AH.
Afku way cuncunaya hadana xoog celshaa jirae Marxuum abwaan Yamyam baa yiri,saqiir xala dhashaa wuu og yahay xaalku suu yahaye Marxuum Gacamey baa yiri, oday Soomaaliyeed waxuu y iri ‘ waxyi iguma soo dago waxna ima seegan’aan dubaha ku dhufto runta siyaasaddu halka ay marayso waxaana u kala dhigdhigayaa afar qaybood:-...
NINKII QEYRKIIS LOO XIIROOW ADNA SOO QOYSO.
Maahmaahdani waa mid maanta haysata xubno badan oo ka mid Isbahaysiga Dib-u-xoreynta Somaaliya. Runti markii aad u fiirsato dhaliilaha & fadeexadaha maanta loo geysanayo masuuliyinta sar-sare ee Isbahaeysiga Dib-u-xoreynta Somaaliya sida gudoomiyaha gudiga fulinta Shiikh Shariif Shiikh Axmed & ku ...
Maamul Goboleedka Puntland iyo Hogaamiye kooxeedyaadii ka talin jiray koofurta.
Maamul goboleedka Puntland oo dhab ahaantii ka mid noqdey maamuladii looga dhawaaqay dalka Somalia kadib burburkii Xukuumadii uu madaxda u ahaa allaha u naxariistee Maxamed Siyaad Barre, iyadoo uu dhab ahaantiina si wanaagsan uga hirgaliyey gobolada....
QARAN BURBURAY BOQOL U TALISAY EE HA LOO DUCEEYO DALKA .
Waddan masiibo ku habsatay sida Soomaaliya oo kale waxaa uu inta badan gacanta u galaa kuwa hammigooda kala weyn yahay danta inta
badan balse cid waliba halka ay kuu jiro waxaad qiyaastaa marka uu dhibku aad u bato arrintaasna waxaa daliil looga dhigayaa culumadii u istaagtay sama-
...
65 Guuradii ka soo wareegtay markii la aasaasay Ururkii SYL
65 Guuradii ka soo wareegtay markii la aasaasay Ururkii SYL marka hore waxaan dhambaalku adan maalintaa u diraynaa dhamaan dhalinyarada soomaaliyeed sidoo kale waxaa isna fursadaan ka faa'iidaysanaya Gudoomiyaha Ururka Mideynta Qoraayaasha HIBO Qoraa sare Yusu Max'ud Warsame...
Qormadii Muxyadiin iyo Geeridii Aadan Ceyroow
Dabcan waxa uu u noqonayaa war wanaagsan,shakina kuma jiro in Dowlada Soomaliya, Itoobiyaanka, Isbaheysiga Mareykanka iyo inta Siyaasadooda aaminsan in ay muujiyaan farxad, waxa ay rumeysandoonaan in boog dikaam joogto ah ku heysay ay bugsandoonto, Waxa u dhiman oo kali ah in ay yiraahdaan Dagaalkii aan ...
Duqayntii Maraykanka oo majaxaabinaysa wadahadaladii nabadda
Duqayntii uu Maraykanku ku dilay Xubin sare oo ka tirsan dhaq-dhaqaaqa hubaysan ee Al-shabaab, Allaha u naxariiste Shahiid Macalin Xaashi Aden (cayrow) ayaa la sheegaya in ay mugdi galinayso wada hadaladii ay Qaramada midobay dhexdhexaadinaysay ee lagu waday inay dhaxmarto kooxaha somalida.
...
“HILBAHA AAN WADA QALANNO MIDIYAHANA AAN KALA QARSANNO
Midnimada dadka u heelan u gaargaaridda dan-yarta waxay xoojineysaa imaanka inta jecel ku noolaashada waddan xur ah oo maamulkiisana ku saleysan yahay inta ay qabto kuna tilmaaman shareecada Islaamka....
Waan wada soconnaa haddana waan Kala soconna horaa loo eeday.
"HILBAHA AAN WADA QALANNO MIDIYAHANA AAN KALA QARSANNO"oraahdi ahayd ayey maanta waxay ka dhex muqataa culumadii waa lagu diirsaday lana magac baxay Maxkamadaha, keddib markii ay ka tageen midnimadii u suurto gelisay in muddo kooban ay uga taqallusaan ...
DEKEDDA MUQDISHO-DHAQANKA CEELMACAAN.!
Islaamka Somaalia ee lamahadiyay ay meesha kabexeen waxaa dalka Somalia ka bilaawday Cadaalad darro ay ku dhaqaaqayaan Mas'uuliyiin katirsan Dowladda oo Ilaha dhaqaalaha dalka ee lays dhihi karo Manfac ayay leeyihiTan iyo Markii ay Maxkamadihii in umagacaawday Dad ay isku beelyihiin xataa Juffa hoosaad ay isku yihiin si ayna uweyn dhaqaalaha dalka...
KUD KA GUUR EE QANJE U GUUR WAA CALI KA GUUR EE CADDE U GUUR
Erayga maqaalka cinwaanka looga dhigay waa hal-qabsi caado ay uleeyihiin xoolo raacatada markii ay dareemaan meesha ay u diga-roogteen in ayba ka liidato xeradii ay ka soo diga-rogteen,balse ujeddada intaas waa ka qoto dheertahay waxay na ku saleysantahay in tusaale waafi ah laga bixiyo rajadii markii la magacaabay laga qabay wasiirka koowaad Nuur Cadde in ay ku sifowday kud ka guur ee qanje u guur....
TALO XUMMADII SHALAY,TUBTEEDII BAA LAHAYAA???
Qoralkan oo aan qoray 3dex sanno ka hor(Feb.25,2005)waxaan rabaa in bal akhirstayaashu ay faaqidan isbedeladii yimid iyo saadaalihii la baxshay waxyaabihii ka rumoobay....
DOWLAD DADKEEDI CUNEYSO (( Gawrac dagaal ka xun))
Keddib markii ciidanka itoobiya uu qabsaday caasimadda Soomaaliya ayaa waddanka waxaa laga abaabulay kooxo ka kooban dagaalyahanadii Maxkamadaha, siyasiyiin, dhallinyaro, ganacsato, aqoonyahanno,culumaaudiin,haween iyo dadweyne badan si ay dagaal uga hortagaan in gummeysi lagu soo rogo geyiga ...
NABAD BAALAL LAHAYN .
NABAD BAALAL LAHAYN
Qolooyinka gummeysiga ku xeel dheer sida mareykanka ama xabashida waxaa caado u ah in markii ay dareemaan wax tar yarida ay leedahay xeeladdii markii hore ay isticmaaleen,ayaa waxay ku dadaalaan in ay adeegsadeen mid tii hore ka duwan si ay u xaqiijiyaan gaaridda hadafka ay ka leeyihiin waddanka markaas diiradda u saaran tahay sida haatanba ka taagan waddanka
...
DOWLAD XISHOOD DARAN LEH .
Baniaadamka Allaah waxaa uu ku hibeeyay aqli uu ku kala garto fiicnaanta iyo xumaanta,qofka markuu dareemo in hab-dhaqankiisa ka duwan yahay sidii la rabay waxaa isla waqtigiiba ku soo boodaayo xishood iyo yaxyax badan oo ku kallifo in muddo uusan dadka hor imaanin,...
Nacaburin mahayaan u adeegayaasha isticmaarku By: Drs Amina Saciid
Waxaan dadka Soomaliyeed ee ka soo horjeed cadowga soo jireenka ah ee dalkeen qabysaday ugu bishareeynhayaa in aannaan wax kasta oo nagu dhac marna ka tanasuleeynin dadaalka aan ugu jirno gargaarka iyo ka xoreeynta cadowga dalkeen hooyo...